Ads Here

Monday, January 17, 2022

 

Hantiga ugu qiimaha badan ee qofku haystaa waa waqtiga marka laga soo tago diinteenna suuban ee islaamka oo inoo ah raasamaalka 1aad.

# dadku waxay ukala sareeyaan dhinacyada nolasha waa siday waqtigooda uga kala faa'iidaystaan. Tusaale ahaan Ganacsadaha waqtigiisa sifiican uga faa'iidaystay oo galiyay wax yaabaha ganacsigiisa kobcinaya, qorshe u sameeyaystay aqoontiisa ganacsiga uu uleeyahay kobciyay waa ka hanti badanyahay midka dayacay waqtigiisa ee ku mashquulay wax aan nafac wayn ulahayn ganacsigiisa.
#haddii aad rabtid nolashaada inaa wax qiimale qabsatid waqtigaaga sida ugu fiican uga faa'iidayso
Waqitigu waa saddex
1. Waa waqti tagay. Kaliya waa inaa ku cibra qaadataa oo ogaataa ka maanta joogaana inuu saas utagayo. Midkii aad dayacday waa inuu kuu noqdaa cashar aad baratay si aanad isaga dayicin midka soo socda iyo ka tagay.
2. Waa waqtiga soo socda inaad gaari iyo in kale ma hubtid. Kaliya waa inaa ku tala gashaa ood qorshaysaa wixii aad qaban lahayd haddii rabbi kuu ogalaado ood gaartid
3. Waa waqtiga aad joogtid ka faa'iidayso oo qabso wax aakhiradaada iyo aduun yadaadaba anfacaya. Waa raasamaalka dhab ta ah eed haysatid. Mustaqbalkaagu wuxuu u ekaan sidaad uga faa'iidaysatid.

waxaa jira waxyaabo kaa carqaladaynaya ka faa'iidaysiga waqtigan





Ka timid walaal wanaagaaga jecel.
Fadal ka mid noqo asxaabta bogga ku xiran asxaab taadana gaarsii si ay uga
faa'iidaystaan. Mahadsanid
Ibrahim Sayid-cali

1 comment: