Ads Here

Wednesday, January 19, 2022

Dhammaanteen waxaynu rabnaa oo raadcay naynaa nolol ka fiican midda aynu ku nool nahay. Midkeen wuxuu rabaa inuu kororsado cilmi,maal,awlaad,sharaf,masuuliyad I.W.M

 

Dhammaanteen waxaynu rabnaa oo raadcay naynaa nolol ka fiican midda aynu ku nool nahay. Midkeen wuxuu rabaa inuu kororsado cilmi,maal,awlaad,sharaf,masuuliyad I.W.M

 Si aad u hanatid nolasha aad ku jirtid mid ka fiican waxaa laga maar maan ah inaa habdhaqan kaaga (caadooyin kaaga) sababay inaad nolashan ku noolaatid aad iska daysid ood ku badashid kuwa ka fiican oo kuu jihaynaya hadafkaaga.


《Tusaale ahaan waxaad tahay arday raba inuu darajo fiican ka gaaro wax barashadiisa laakiin waxaad tahay caajislaw aan waxba akhrin. 

Marka si aad waxbarashadaada ugu fiicnaatid waa in aad joojisid caajiska ood badalkeeda noqotid arday wax barashadiisa u firfircoon. 》


Ka timid walaal wanaagaaga jecel.

Fadal ka mid noqo asxaabta blog gan ku xiran  asxaab taadana gaarsii si ay uga 

faa'iidaystaan. Mahadsanid


Ibrahim Sayid-cali

No comments:

Post a Comment